Hantiile qodanayay god uu ka galo hubka Nukliyeerka oo Dacwad lagu soo oogay

Dadka Hantida heesta ee kunool dalka Mareykanka ayaa qaarkood qotay godad waa weyn ee ugu tala galeen in ay uga bad baadaan halista hubka Nukliyeerka hadii dalkooda lagu soo weeraro. Nin Haniile ah oo u dhashay dalka Mareykanka oo qodanayay god weyn uu uga bad baado hubka Nukliyeerka ayaa Dacwad lagu soo oogay kadib markii … Continue reading Hantiile qodanayay god uu ka galo hubka Nukliyeerka oo Dacwad lagu soo oogay